wasiir ku xigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland. Dr cabdi ibraahin warsame
Wednesday, 28-01-2009
waxaa maanta shir ku qabtay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee magaaladda Garoowe wasiir ku xigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland,
Wasiir kuxigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland Dr Cabdi Ibraahin Warsame, Mshirkaas oo uu layeeshay xabunaha ka tirsan waaxada miisaniyada iyo xisbaadka ee maamulka Wasaaradda Maaliyadda,ayaa waxaa lagaga wada hadlay
arrimaha hormuritna iyo miisaaniyadda wasaarada Maaliyadda ,halkaas oo ay iskuweydaar sadeen
warbixino iyo talooyin kaladuwan,
shirkaas oo ku soo dhamaaday jawi wanaagsan,