wasiirka waasaraada ee Puntland ayaa ka soo dagey garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso, Wednesday, 28-01-2009
Wasiirka Wasaaradda Maaliydda ee Puntland Dr faarax Cali Jaamac ayaa waxaa uu soo gaaray magaalada Boosaaso ee DGPuntland,
wasiirka oo mudaa aad u dheer ku noola dalka dibaddiisa ayaa u ymid dalka kadim markii loo magacaabay Wasiirka Maaliyadda ee Puntland,
wasiirka ayaa waxaa garoonka Boosaaso ku so dhaweeye Madax katirsan Dowlad goboleedka Puntlad, Aqoon yahano iyo Odayaal,
Wasiirka Maaliyadda ee PUntland Dr Faarax Cali Jaamac ayaa lagu wadaa in uu maalmahaan soo socda xilka lawareego haddii Alle Idmo,