State Profile | System of Government | Ministries | Map of Puntland    
Front page
News
Events
Publications
Reports
Activities
Economy
Taxation
Feedback
 

News


Wasiir ku xigeenka Wasaaradda oo qabtay shir

Wednesday, 14-11-2007
Shir uu Gudoominayey Wasiir kuxigeenka Maamulka ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Yaasiin Cartan Maxamed, ayaa waxaa uu kadhacay xaafiska Xaraunta Wasaradda Maaliyade iyo dekaddaha

>>Read



Wasiirka Maaliyadda oo ka qayb galay kormeer Madaxweynahu kutagey Xarunta Gaadiidka Dowlada
Tuesday, 13-11-2007

Kormeerka xarunta dayactirka Gaadiidka. Sunday, 11-Nov 2007 Madaxweynaha DGPl ayaa maanta booqday geerashka weyn ee ku yaala xarunta howlaha guud iyo gaadiidka. Xaruntan ayaa waxa laga furay geerash loogu talagalay in lagu dayactiro gaadiidka dowladda.
>>Read

Wasiirka Maaliyadda oo ka qeyb gaylay soo dhamays tirka heshiiskii Cagaare
Tuesday, 06-11-2007

Waftiyo Kala duwan oo ka qaybgalay Dhamaystirka Heshiiskii Cagaare Waftigaan oo ka koobnaa Wasiiro ,Isimo ,Xildhibaano ,Odayaal iyo Marti sharaf xoog leh ayaa waxaa ay kala yimid Gobolada Nugaal,Mudug,Cayn,Sool iyo SanaagBari.
>>Read

Wasiirka Maaliyadda oo saaka kulan la yeeshey Gudugga Miisaaniydda ee 2007
Saturday, 03-11-2007

Gudagga Diyaarinta Miisaaniyadda sanadka 2007 ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa manta kulan layeeshay Wasiirka Maaliyadda ee Puntland.Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab}
>>Read

Wasiirka Maaliyadda oo dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe.
Monday, 22-10-2007

Wasiirka Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasuumada Dowlad Goboleedka Puntland.
>>Read

Xaflada loo lagu qabtay Wasaaradda Maaliyadda
Sunday, 21-10-2007

Maanta oo ay taarikhdu tahay 21/10/2007 waxaa xarunta wasaarada maaliyada Ka dhacay xaflad aad u balaaran oo ay ka soo qayb galeen dhamaan shaqaalahaWasaarada maaliyada oo dhan.
>>Read

Wasiirka Maaliyadda iyo wafti uu hogaaminayo oo kulamo layeeshay qeybaha Bulshada Gaalkacyo..
Saturday, 20-10-2007

Wasiirka maaliyadda ee puntland dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab}iyo wafti uu hogaaminayo oo jaaga magaalada Gaalkacyo ayaa kulamo layeeshay qeybaha Bulshada reer Gaalkacyo,
>>Read

Wasiirka Maaliyadda oo sirismi ah uga furay Garoowe Maanta Kulan kusaabsan Miisaaniyad sanadeedka 2007.
Wednesday, 17-10-2007

Wasiirka Maaliyadda Puntland, Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} ayaa Maanta sirismi ah uga furay Garoowe Kulan kusaabsan miisaaniyad Sandeedka 2007,ee Dowlad Goboleedka Puntland,
>>Read

Wasiirka Maaliyadda iyo Waftigii uu higaaminayey oo saaka laascaanood kusoo dhaweeye Wafti uu hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Puntland

Thursday, 11-10-2007
Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} iyo waftigii uu higaaminayey oo saaka sodhiiran Laascaanood ugu soo dhaweeye Wafti uu hogaaminayo Madadweyne kuxigeenka Puntland.

>>Read



Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda oo joga Laascaanood

Saturday, 06-10-2007
Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda Puntland, Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab}ayaa maalmahaanba kormeershaqo kujooga Magaalada Laascaanood.ee xarunta Gobolka Sool,

>>Read



<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17
NEXT>>
 
Minister of Finance Dr. Farah Ali Jama
 
 
© 2007 Ministry of Finance Puntland State of Somalia                                     
                         | mof@puntlandgov.net