State Profile | System of Government | Ministries | Map of Puntland    
Front page
News
Events
Publications
Reports
Activities
Economy
Taxation
Feedback
 

News


Wasiirka Maaliyadda ee Puntland ayaa Maanta Baarlamaanka Kadifaacay Miisaaniyadda 2008

Tuesday, 04-12-2007
Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta Su’aalo ku aadan Miisaaniyadda 2oo8 weydiiyey Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab}

>>Read



Wasiirka Maaliyadda ee Puntland ayaa maanta Baarlamaanka Hordhigey Miisaaniyad Sanadeedka 2008
Sunday, 02-12-2007

Ku:- Golaha Wakiilada DGPL Og:- Madaxweynaha DGPL Ujeeddo:-Soo Gudbinta Draff-ka ku talagalka Miisaaniyadda Sannadka 2008 Anigoo cuskanaaya shuruucda u degsan DGPL ee la xiriirta maamulka Maaliyadda iyo xisaabaadka Dawladda, waxaa sharaf weyn ii ah in aan idin soo hor dhigo draff-ka ku talagalka Miisaaniyadda sannadka 2008, taas oo ka kooban dakhli iyo kharash isu-dheellitiran oo dhan Shso. 30,220,500,000 bishiiba, halka Miisaaniyaddii kal hore ka ahayd Shso. 25,484,000,000 bishiiba, marka laga reebo lacagtii lagaga talagalay in ay ka timaaddo sahaminta dhulka oo dhammayd 3.2B, taasoo ku soo xerootay kuna baxday curaarta (deposits) dhismaha garoonka diyaaradaha Boosaaso.
>>Read

Golaha Xukuumada Puntland oo ansixiyey Miisaaniyadda sanadka 2008
Sunday, 02-12-2007

Go’aamadii ka soo baxay golaha xukuumadda. Friday, 30-Nov 2007 Maanta oo ah jimce Novembar 30,2007 waxaa qolka shirarka madaxtooyada ee caasimadda Garowe lagu qabtay shir uu yeeshay golaha Xukuumaddu oo uu Madaxweynuhu guddoominayey.
>>Read

wasiirka Maaliyadda ee Puntland oo ka qayb galay shir lagaga wadahadlayey Horumarinta Puntland
Tuesday, 27-11-2007

Shirlagaga wada hadlayey Horumarinta puntland ayaa galabta Kafurmay Jaamacada Puntland ee Garoowe,shirkaas oo socondoona Laba Maalmood ayaa waxaa isugu yimid Wasiiradda Maamulka Puntland iyo Wafti kasocda Midowga Yurub iyo Bangiga Aduunka,
>>Read

Wasiirka Maaliyadda ayaa Martiqaad guruigiisa ugu sameeyey Isimada iyo Waxgaradka Gobolada Sool iyo Cayn
Tuesday, 27-11-2007

Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} ayaa Maanta Martiqaad ugu sameeyey magaalada Garoowe, isimada,xildhibaano iyo Odayaasha Gobolada Sool iyo Cayn
>>Read

Shir looga hadlayey shaqada Wasaaradda Maaliyadda oo maanta kadhacay Xrunta Wasaaradda ee Boosaaso,

Sunday, 25-11-2007
Shir uu Gudoominayey Wasiir Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Max’ed Cali Yuusuf , ayaa waxaa uu kadhacay xaafiska Xaraunta Wasaradda Maaliyade

>>Read



xaflad Kadhacaday Xarunta Maxjarka Cusub ee Boosaaso.

Sunday, 25-11-2007
Xaflad ka dhacday Xerada Maxjarka Cusub. Ee boosaaso Saturday, 24-Nov 2007

>>Read



Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa saake kormeer ku samayey Wasaaradda

Saturday, 24-11-2007
Wasiirka Maaliyadda Puntland, Dr Maxamed Cali Yuusuf ,Gaagaab ayaa Maanta soo kormeeray xarunta Wasaaradda maaliyadda oo dhawaan Ladactiray

>>Read



Wasiirka Maaliyadda oo ka qaybgalay kulan Madaxda Puntland ay layeeshen Wafti kasocda Shirkadda Africa Oil Corp..
Thursday, 22-11-2007

Wefti ka socda shirkadda Afrika Oil Corp oo soo Gaaray Puntland. Thursday, 22-Nov 2007 Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland weftiga ka socda Africa Oil Corp Weftigan oo uu horkacayo Madaxa Africa Oil Corp Mr Rick ayaa waxa ay ka soo degeen Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso,ka dibna waxa ay Garowe ku yimaadeen safar dhulka ah.
>>Read

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Maanta Martiqaad Gurigiisa ugu sameeyey
Monday, 19-11-2007

Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} ayaa maanta qado sharaf Gurigiisa ugu sameeyey odayaal iyo waxgarad iyo Saraakiil uu kamidyahay Taliye kuxigeenka Ciidanka Daraawiishta Puntland G\sare Maxamed X Cabdi Maxamuud{Deyr} Cali Buuhoodle iyo Waxgarad kale kuwaas oo ka soo jeeda Gobolka Cayn ee Puntland,
>>Read

<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17
NEXT>>
 
Minister of Finance Dr. Farah Ali Jama
 
 
© 2007 Ministry of Finance Puntland State of Somalia                                     
                         | mof@puntlandgov.net