State Profile | System of Government | Ministries | Map of Puntland    
Front page
News
Events
Publications
Reports
Activities
Economy
Taxation
Feedback
 

News


Wasiir kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maliyadda Puntland oo Maanta shir-jaraa’id qabtay,
Tuesday, 15-01-2008

Wasiir kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maliyadda Puntland oo Maanta shir-jaraa’id qabtay, Wasiir kuxigeenka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda puntland Mudane Yaasiin Cartan Maxamed. ayaa manta shir Saxaafadeed ku qabtay Xaafiiskiisa Wasaaradda Maaliyadda ee Dakadda Magaalada Boosaaso,
>>Read

Shir uu Gudoominayey Wasiirka Maaliyadda Puntland
Monday, 14-01-2008

Shir uu Gudoominayey Wasiirka Maaliyadda Puntland oo lgaga wadahadlay dardargalinta canshuuraha, Shirkaan oo ay kasoo qaybgaleen Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa saaka lugu qabtay Xafiiska Wasiirka Maaliyadda ee kudhexyaal Gudaha Dakadda Magaaladda Boosaaso, shirka oo ay kasoo qaybgaleen,
>>Read

Waiirka Maaliyadda oo maanta kulan layeeshay madaxda kale ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland
Sunday, 13-01-2008

shir lagaga wada hadlayey sare u qaadida shaqada Wasaaradda Maaliyadda,ayaa saaka lagu qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Boosaaso.
>>Read

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.
Friday, 11-01-2008

Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf {Gaagaab} ayaa Dalka Dib ugu soo laabtay kadib markii u socdaalo kala duwan ku soo maray Wadamo dhowr ah.
>>Read

Wasiirka Maaliyadda oo Booqasho kujooga Dalka Itoobiya.
Thursday, 03-01-2008

Wasiirka Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland, Dr maxamed Cali Yuusuf {Gaagaab} ayaa waxaa uu howlo shaqo u joogaa,Caasuumada dalka Itoobiya ee Adisabab,
>>Read

Wasiir kuxigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda, oo kulan laqaatay Agaasima yaasha Wasaaradda Maaliyadda.
Thursday, 03-01-2008

Shir uu Gudoominayey Wasiir kuxigeenka Maaliyadda ee Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Puntland,ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Boosaaso,
>>Read

Wasiirka Maaliyadda oo Howlo shaqa ah u jooga Dalka iskutaga Emaaraadka Carabta

Wednesday, 19-12-2007
Wasiirka Maaliyadda ee Puntland. Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab}ayaa Booqasho kujooga Dalka Iskutaga Emaaraadka Carabta,

>>Read



Wasiir ku xigeenka Cusub sake shir ku qabtay
Tuesday, 18-12-2007

waxaa saake lagu saadhaweyey Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Wasiir ku xigeenka Cusub Mudane Xasana Cadala Maxed .
>>Read

Baarlamaanka oo ansixiyey Miisaaniyadda 2008.
Wednesday, 05-12-2007

Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sirismi ah u ansixiyey Miisaaniyadda 2008,
>>Read

Wasiirka Maaliyadda ee Puntland ayaa Maanta Baarlamaanka Kadifaacay Miisaaniyadda 2008

Tuesday, 04-12-2007
Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta Su’aalo ku aadan Miisaaniyadda 2oo8 weydiiyey Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab}

>>Read



<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17
NEXT>>
 
Minister of Finance Dr. Farah Ali Jama
 
 
© 2007 Ministry of Finance Puntland State of Somalia                                     
                         | mof@puntlandgov.net