State Profile | System of Government | Ministries | Map of Puntland    
Front page
News
Events
Publications
Reports
Activities
Economy
Taxation
Feedback
 

News


Wasiirka Maaliyadda oo shirar kala duwan la yeeshay odayaasha iyo wax garadka Gobolka Mudug
Thursday, 21-02-2008

Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} ayaa waxaa uu kulamo layeeshay odayaasha iyo wax garadka gobolka Mudug,
>>Read

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo shir balaaran la yeeshay Maamulka Gobolka,kan degmooyinka iyo qaybaha Bulshada Gaalkacyo.
Tuesday, 19-02-2008

Kulan ku dhexmaray Magaalada Galkacyo ku dhexmaray Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo iyo Xildhibaano ka socday Dawlada Federaalka.iyo qeybaha bulshadda gaalkacyo. Kulan uu shir gudoominayay Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} ayna ka soo qayb galeen Xildhibaano ka socda DFK, Ururadda Bulshada gobolka Mudug, Maamulka Gobolka Mudug iyo Maaluladda Degmooyinka Galkayco iyo Jariiban ayaa lagu qabtay Hotelka Taar city oo dhinaca waqooyi kaga toosan magaalada Galkacyo 10KM.
>>Read

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo shirar la yeeshay Maamulka Gobolka Mudug iyo kan Degmada Gaalkacyo..
Sunday, 17-02-2008

Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} oo soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu kulamo layeeshay Maamulka Gobolka Mudug iyo kan degamooyinka Gaalkacyo,iyo Jariiban
>>Read

Shir kusaabsan Xoojinta Amaanka Boosaaso oo lagu qabtay xarunta D/Hoose ee Degmada Boosaaso

Wednesday, 13-02-2008
Shir kusaabsan Xoojinta Amaanka Boosaaso oo lagu qabtay xarunta D/Hoose ee Degmada Boosaaso. Ayaa waxaa kasoo qaybgalay

>>Read



Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay

Tuesday, 12-02-2008
Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu socdaal howleed ku tagey wadanka Emaaraadka Carabta halkaas oo uu masuuliyiinta wadankaas kawada hadleen sii xoojinta xiriirka Ganacsi ee Puntland iyo Emaaraadka Carabta iyo in ay iska kaashadaan arrimaha Horumarinta Ganacsiga iwm,

>>Read



Wasiirka Maaliyadda Puntland oo jooga Dalka Emaaraadka Carabta.

Monday, 04-02-2008
Wasiirka Maaliyadda Puntland, Dr Maxamed Cali Yusuf {Gaagaab} ayaa socdaal howleed ugu ababaxay Dalka Iskutaga Emaaraadka carabta

>>Read



Xeer Madaxweyne
Monday, 04-02-2008

Thursday, 31-Jan 2008 Garowe, Puntland:Hadaba gabagabadii shirka ayaa waxa la go’aamiyey in la magacaabo guddi ka soo war bixisa makiinadaha daabaca lacagta,intaasi ka dibna waxa uu madaxweynuhu isla maantaba uu ku soo saaray xeer madaxweyne oo u qornaa sidatan:
>>Read

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kormeer howleed u jooga Magaalada Boosaaso.
Thursday, 31-01-2008

Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab}ayaa kor meer howleed kujooga magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari,
>>Read

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda oo soo gaaray Magaalada Bosaso

Wednesday, 30-01-2008
Wasiirka Maaliyadda Puntland, Dr Maxamed Cali Yuusuf ,Gaagaab ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Boosaaso

>>Read



Wasiirka Maaliyadda Puntland oo dib ugu soo laabtay Magaalada garoowe.

Monday, 21-01-2008
Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf {Gaagaab}ayaa kusigan Caasuumadda Maamulka Puntland ee Garoowe.

>>Read



<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17
NEXT>>
 
Minister of Finance Dr. Farah Ali Jama
 
 
© 2007 Ministry of Finance Puntland State of Somalia                                     
                         | mof@puntlandgov.net