Shir Maanta kadhacay Xaafiiska Wasiirka Maaliyadda ee Boosaaso.
Thursday, 24-04-2008
Shir uu gudoominayey Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} ayaa Maanta waxaa uu ka dhacay Xaafiiska Wasiirka Maaliyadda ee kudhexyaala Dhismahaweyn ee Wasaaradahu daganyahiin ee Dakadda magaalada Boosaaso.
Shir Maanta kadhacay Xaafiiska Wasiirka Maaliyadda ee Boosaaso.
Thursday, 28-02-2008
Shir uu gudoominayey Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} ayaa Maanta waxaa uu ka dhacay Xaafiiska Wasiirka Maaliyadda ee kudhexyaala Dhismahaweyn ee Wasaaradahu daganyahiin ee Dakadda magaalada Boosaaso.
Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} ayaa waxaa uu ku soo laabatay Magaalada boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.kadim markii uu socdaal howleed ku soomaray.magaalada Gaalakcyo ee xarunta Gobolka mudug,