State Profile | System of Government | Ministries | Map of Puntland    
Front page
News
Events
Publications
Reports
Activities
Economy
Taxation
Feedback
 

News


Wasiir kuxigeenada Wasaaradda Maaliyadda oo gaaray Garoowe

Friday, 04-07-2008
Wasiir kuxigeenada Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland, oo kala ah Yasiin Cartan Maxamed Wasiir kuxigeenka Dakhliga Maaliyadda iyo Xasan Cabdalle Xasan Wasiir kuxigeenka Maamulka Maaliyadda.ayaa waxay ka qaybgaleen shir lagu Asixiyey Dastuurka Cusub ee DG Puntland oo lagu qabtay Madaxtooyada Puntland ee Garoowe,

>>Read



Wasiirka Maaliyadda ee Maamul Goboleedka Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf. ayaa maanta u ababaxay Safar Dibadda ah.
Sunday, 22-06-2008

Waxaa maanta Dalka Dibadiisa Safar ugu kicitimay Wasiirka Maaliyadda ee Maamul Goboleedka Puntland. Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab}
>>Read

Wasiirka Maaliyadda ayaa maanta gaaray magaalo Madaxda Puntland ee Garoowe.
Friday, 06-06-2008

waxaa maanta ku soo laabtay Garoowe Wasiirka Maaliyadda ee Puntland. Dr Maxamed Cali Yuusuf {Gaagaab}
>>Read

Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa maanta shirlayeeshay Wasiirka Maaliyadda , Wasiir kuxigeenada iyo Madaxda kale ee Wasaaradda Maaliyadda,
Thursday, 29-05-2008

Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa maanta kormeer kutagey Dakadda Boosaaso.
>>Read

Wasiir kuxigeenka Dakhliga oo ka hadlay arrimo kala duwan
Sunday, 25-05-2008

In muddo aha waxaa ka jiray puntland sicir barar saamayn ku yeeshay qof kasta oo reer puntalnd.sicir bararkaas puntalnd in tiisa badan waxay la wadaagto addun weynaha ,waxaase u dheer qiima dhac vku yimid shilinka Soomaliga ah Haddaba markii arimaahsi Wasaaradda Maaliyaddu waxay magcawday guddi aqoonyahano oo isugu jira Wasaaradda iyo lataliyaal dhinaca dhaqaalaha ee Wasaaradda guddigaas waxay soo jeediyeen talooyin dhawr ah ,kuwaas oo falanqayn kadib ay Wasaaradda hordhigtay golaha Xukumadda ,kadibna golaha xukuumadu waxay ansixiyeen soojeeintii Wasaaradda Maaliyadda,
>>Read

Wasiir kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa ka qayb galay dhagax dhiga Macdan Baarista Puntland
Thursday, 22-05-2008

Waftiga kasocday Dowlada Puntland ayaa waxaa kamid ahaa Wasiir kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Dr Yaasiin Cartan Maxamed
>>Read

Wasiirka Maliyadda ee Puntland Dr Maxamed Cali Yusuf{gaagaab] ayaa ku soo laabtay Boosaaso.
Saturday, 17-05-2008

Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf {Gaagaab} ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso kadib markii uu socdal howled kutagey xarunta Gobolka Mudug ee Galkacyo isaga iyo wafti u hogaminayey oo ay kamid ahayeen Wasiirka Cadaladda iyo Arrimaha Diinta ee Puntland Mudane C/risaaq Yaasiin Cabdile {Geesood] Wasiirka Qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah Xasan Maxamed Jabriil, Wasiir kuxigeenka Amaanka Puntland Farax Cabdi Doorshe, Xildhiban Bashiir Cadbi Casiis, Agasimaha Guud ee Warfafinta iyo Xubno kale.
>>Read

Wasaaradda Maaliyadda oo beenisay
Friday, 16-05-2008

Wasaaraadda maaliyadda ayaa soo saaray war saxaafadeed ay ku beeninayso war ay qortay Websedka Dayniile kaas oo been abuur ah.
>>Read

Shir maanta ka dhacay Madaxtooyada Boosaaso
Saturday, 03-05-2008

Shir lagaga wada hadlayey Xoojinta Amaanka Puntland ayaa maanta waxaa uu lagu qabtay Guriga Madaxtooyada ee magaalada Boosaaso.
>>Read

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa

Tuesday, 29-04-2008
Sida aad la socotaan waxaa ka jira aduunka sicir barar saameeyey dhamaan badeecadaha Aduunka iyo Xoolaha Nool Labada , Puntland waxay la qabtaa Aduunka Sicir bararkaas . haddaba Dawlada Puntland Waxay ku jirtaa Dadaal dhinacyo badan leh oo ay wax kaga qabanayso Sicir bararkaas. Haddaba Dawladdu iyadoo u danaynaysaa Dad weynaha reer Puntland rabtana in wax ka qabto Sicir Bararaka waxay qaaday

>>Read



<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17
NEXT>>
 
Minister of Finance Dr. Farah Ali Jama
 
 
© 2007 Ministry of Finance Puntland State of Somalia                                     
                         | mof@puntlandgov.net