Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Ku meel Gaarka ee Soomaaliyeed Mudane C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafti lasocda ayaa saaka soo gaaray Magaalada Garowe ee Caasimada DGPL.
War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Maaliyadda Puntland.
Wasaaradda Maaliydda Puntland waxay Sicad u beenineysaa war aan sal iyo Raad laheyn oo uu qoray Websedka Somalitalk.
Kaas oo caadeysatey xumaan kasheega Shacabka & Maamulka Puntland oo uu mar walba ka been sheego xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta Puntland Websedkaas oo ay ku adeegtaan shaqsiyaad ku caan baxay Nacaybka iyo jiritaanka Puntland