Shir uu guddoominayey Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf[Gaagaab} ayaa maanta lagu qabtay Xaafiiska Wasiirka Maaliyadda ee Boosaaso.
Wasiir kuxigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland Dr Yaasiin Cartan Maxamed ayaa habalyo u diray Ciidamada Puntland ee Xooga ku soofurtay Markabkii ay afduubteen Burcad Baddeeedku ee u raraa Shirgadda barwaaqo.
Wareegto ka soo baxaday Xaafiiska Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Maxamed Cali Yuusuf[Gaagaab] ayaa waxaa isbadal lagu sameeyey Agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland