|
|
News
wasiirka maaliyada oo furay
Thursday, 15-03-2007 | wasiirka maaliyada puntland maxamed cali yusuf ayaa aqoon isweydaarsi u furay howlwadeenka wasaarada xanaanada xoolaha ee puntland iyo NGOyada kashaqeeya xanaanada xoolaha nool,
>>Read
|
|
wasiirka maaliyada oo furaya Aqoon iswaydaarsi
Thursday, 15-03-2007 | wasiirka maaliyada ee puntland Dr maxamed cali yuusuf gaagaab ayaafuray aqoon isweydaarsi socondoona ,udo 5 maalmood ah kaas oo kusaabsan xanaanada xoolaha puntland,
>>Read
|
|
Wasiirka Maaliyada Puntland Maxamed Yuusuf Gaagaab oo kulamo la qaatay qaybaha laka duwan ee Bulshada. Monday, 05-02-2007 |
Wasiirka Maaliyada Mudane Gaagaab oo maalmahan booqasho ku joogay ayaa waxaa uu maanta kulamo la yeeshay odayaasha iyo waxgaradka Gobolka Mudug qaybo kamida,Culimaa’diinka,iyadoo kulamadiisa uu ku weheliyay Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdirashiid Cali Xaashi Dhuubane ayay kawada hadleen qaybaha bulshada ee ay la kulmeen sii xoojinta nabada guud iyo gaar ahaan Puntland iyo sidii daris wanaag loogu wada noolaan lahaa.
>>Read |
| |
| |
|
 |
 |
| Minister of Finance Dr. Farah Ali Jama |
| |
 |
 |
|