State Profile | System of Government | Ministries | Map of Puntland    
Front page
News
Events
Publications
Reports
Activities
Economy
Taxation
Feedback
 

News


Agaasimaha Waaxda Furdooyinka oo faahfaahin ka baxshay
Tuesday, 17-04-2007

Agaasimaha Waaxda Furdooyinka ee Wasaaradda Maaliyadda Cali jaamac gaashaan[califarxaan] ayaa faahfaahin ka bixshay habsami u socodka howlaha kasatamada Puntland, Furdooyinka ay maamusho wasaardda maaliyadu waa dakadda boosaaso,garoonka boosaaso,garoonka gaalkacyo iyo meel kasta oo ah xuduud uu kayimaado ganacsi ama laga gudbiyo ganacsiga,waxii soo dhaafa meelahaas waxaa lagu canshuuraa garoowe. waxaana uu sheegey agaasimahu in kastamadu yahiin. Meelaha ugu muhiimsan dakhliga wadanka.waaxduna waa waaxda ugu balaaran Wasaaradda Maaliyadda dakhliga soo gala wasaaradda waa meesha ugu weyn, ee soo xaraysa,
>>Read

wasiirka iyo wasiir kuxigeenka maaliyadda oo kormeeray
Sunday, 22-07-2007

Wasiirka Maaliyadda ee Dowlad Goboleedka Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf (gaagaab) iyo Wasiir ku-xigeenka Maamulka Wasaardda Maaliyadda Yaasiin Cartan Maxamed ayaa maanta kormeer ku tageen dakadda magaalada boosaaso
>>Read

wasaaradda maaliyadda oo howlagalisay aqoonyahano
Tuesday, 03-04-2007

Wasiirka maaliyada ee puntland Dr maxamed cali yuusuf {gaagaab} yaa maanta waxaa uu kulan kulayeeshay xarunta wasaaradda maaliyadda ee Garoowe xubno aqoonyahano waayo arag ah oo lashaqeyndoona wasaaraddaha iyo hayadaha dowlada puntland kuwaas oo laga soo xulay aqoonyahanada u dhashay puntland.
>>Read

wasiir ku xigeenka dakhliga ee W/Maaliyadda PL
Tuesday, 03-04-2007

wasiir ku xigeenka dakhliga ee W/Maaliyadda yaasiin cali cabdulle.ayaa maanta faahfaahin ka bixiyey shirgadaha isgaarsiinta PL ee ay ku waajibtay canshuurtu. waxaa wasiir kuxigeenku sheegey in uu wasaaraddu qaadi doonto qorshe lagu soo xiireenayo canshuuraha ku waajibay shirgadaha isgaarsiinta.mar aan wax ka wiidinay waxaa uu ku saabsanaa
>>Read

wasiirka oo maanta Aqoon isweydaarsi u furay suxufiyiin
Thursday, 29-03-2007

Wasiirka Maaliyada ee Puntland Dr maxmed cali yuusuf{gaagaab}ayaa maanta Magaalada Gaalkacyo Aqoon isweydaarsi ugafuray suxifiin kala duwan. kulankaan oo ay sooqaban qaabisay haayada cilmi baarista puntland ayaa waxaa kasoo qaybgalay wariyayaal kakala socday Idaacaddaha iyo wesedyada kahowl gala magaalada gaalkacyo.
>>Read

wasiirka maaliyada oo gaaray gaalkacyo
Saturday, 24-03-2007

Wasiirka Maaliyada ee Puntland Dr maxamed cali yuusuf iyo Xubno lasocda ayaa maanta gaaray Magaalada Gaalakcyo.Wasiirka yaa waxaa kusoodhaweeye gaalkacyo madaxda Gobolka Mudug iyo kuwa degmada Gaalkacyo.
>>Read

madaxweynaha oo maanat furay guri weyn oo ay maalgalisay wasaarada maaliyadu.
Tuesday, 20-03-2007

Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland mudane maxamuud muuse xirsi ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray dhisme weyn oo ay wasaaradda maaliyaddu ka hir gelisey gudaha dekedda magaalada Boosaaso.
>>Read

wasiirka maaliyada oo siisagoontiyey waftigii kasocday Emaaraadka carabta
Monday, 19-03-2007

waftigii kasocday Dalaka iskutagga Emaaraadka Carabta gaar ahaan Emaaraada raasulkhaaima ayaa kadhoofay galabat Garoonka Diyaaradaha ee Bosaaso waxana Garoonka diyaaradaha ee boosaaso kusiisagoontiyey wasiirka maaliyada ee dowlada Goboleedka puntland Dr maxamed cali yuusuf oo uu weheliyey wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka badda saciid maxamed raage,waftigaan oo mudo 3 cisho ah joogay boosaaso ayaa waxay heshiis dhinaca gacsigaa iyo maalgashigaaba ku kala saxiixdeen madaxweynaha maamulka puntland mudane maxamuud muuse xirsi
>>Read

wasiirka maaliyada puntland oo kaqaybgalay sodhaweyntii
Sunday, 18-03-2007

Wasiirka Maaliyada ee Puntland Dr maxamed cali yuusuf oo ay weheliyaan xubno katirsan Golaha Wasiirada iyo maamulka Gobolka Bari ayaa karoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso kusoodhaweeyey Wafti kasocda dowlada Iskutagga Emaaradka Carabta.waftigaan oo uu horkacayo Agaasimaha guud ee dakadaha Emaaraadka Carabta Mr mehezi maxamed ayaa waxay kulamo laqaateen madaxwenaha dowlada puntland mudane maxmuud muuse xirsi
>>Read

wasiirka wasaaradda Dr Maxmed cali yuusuf oo work shop u furay wasaaradda xanaanaha xoolaha

Saturday, 17-03-2007
wasiirka wasaaradda maaliyadda Dr Max'ed Cali yuusuf oo work shop u furay wasaraadda xaanadda xoolaha work shop-ka oo ku saabsanaa :-

>>Read



<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17
NEXT>>
 
Minister of Finance Dr. Farah Ali Jama
 
 
© 2007 Ministry of Finance Puntland State of Somalia                                     
                         | mof@puntlandgov.net