State Profile | System of Government | Ministries | Map of Puntland    
Front page
News
Events
Publications
Reports
Activities
Economy
Taxation
Feedback
 

News


WASIIRKA MAALIYADD OO MAANTA AQOON ISWEYDAARSI U FURAY KHUBURADA MASHRUUCA ETA ,IYO QAAR KATIRSAN AGAASIMA YAASHA WASAARADDA MAALIYADDA
Wednesday, 18-07-2007

Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Maxamed Cali Yuusufayaa waxaa uu maanta Aqoon iswey daarsi u furay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda iyo Mashruuca ETA,
>>Read

Wasiirka Maaliyada oo Maanta Ka Qeybgalay Kulan dib loogu eegayey Waxqabadkii Mashaariicda UNDP Puntland
Tuesday, 03-07-2007

Shir Dib Loogu eegayey Waxqabadka Mashaariicda Hay’adda UNDP ee Puntland.
>>Read

KuLAN DHEXMARA WAFTGII FADARAALKA & WASAARADDA MAALIYADDA PUNTLAND
Thursday, 28-06-2007

SHIR LABA GEESOOD AH OO U DHAXEEYA GUDDI UU MAGACAABAY MADAXWEYNAH PUNTLAND OO UU GUDOOMIYE U YAHAY WASIIRKA MAALIAYADA PUNTLAND MAXAMED CALI YUUSUF & XUBNO KALE AYAA SAAKA KADHACAY XARUNTA WASAARADDA MAALIYADDA EE GAROOWE,
>>Read

WASIIRKA MAALIYADDA AYAA MAANTA WAXA UU BAARLAMAANAKA HORDHIGEY XISAAB XIRKA WASAARADA MAALIYADDA EE 2006
Wednesday, 27-06-2007

Wasiirka Maaliyadda oo ay weheliyaan Wasiir kuxigeenka Maamulka ee Wasaaradda Maaliyadda,Agaasimaha Guud ee Maaamulka ,Xisaabiyaha Guud,Agaasimaha Waaxda Miisaaniyadda iyo xuno kale ayaa Saaka kaqayb galay Dood Baarlamaanka Puntland kalahaayeen Xisaabixirka 2006 ee Wasaaradda Maaliyadda, Waxana halkaas warbixin dheer ka jeedshay Wasiirka Maaliyadda EE Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf,
>>Read

Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf[gaagaab] ayaa shalay waxaa
Saturday, 02-06-2007

Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf[gaagaab] ayaa shalay waxaa uu Martiqaad Gurugiisa ugu sameeyey Waftigii uu hogaaminayey Safiirka Soomaaliya u qaabilsan Yamen,
>>Read

Shir muhiim oo lagu qabtay xarunta Gobolka Bari,
Friday, 01-06-2007

Shir muhiim oo lagu qabtay xarunta Gobolka Bari, Shir ay ka soo qaybgaleen Madaxaweynaha DGPL Mudane Maxamuudd muusa Xirsi , Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda DR Maxamed Cali Yuusuf , wasiir ku xigeebka Wasaaradda Maaaliyadda Md Yasiin Cartan Maxamed, Xisaabiyaha Guud DGPL, TaliyahaCiidanka Booliska Pland Siciid karaamo ,Ganacastada maagaalaada iyo sariflayaasha,
>>Read

Wasiir kuxigeenka Maamulka oo kawaramay Dhaqaalaha Puntland
Wednesday, 30-05-2007

Wasiirku-xigeenka Maamulka ee Wasaaradda Maaliyadda Yaasiin Cartan Maxamed ayaa faahfaahin naga siiyey heshiiska uu dhexeeya maamulka puntland iyo dowlada federaalka ee xaga Canshuuraha, --------------------------------------------------------------------------------
>>Read

Shirmuhiima oo kadhacay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Boosaaso
Tuesday, 29-05-2007

Shirmuhiima oo kadhacay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Boosaaso Shir uu gudoominayey Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf[Gaagaab] ayaa maanta lagu qabatay Xarunta wasaaradda ee magaalada Bosaso,
>>Read

Wasiirka Wasaaradda maaliyadda oo ka qayb galay dhoofinta Wafdiga Carabta
Monday, 28-05-2007

b>Wafdiga Ras Al-Khaimah iyo Sucuudiga oo maanta ka dhoofay Gegida Caalamiga ah ee Boosaaso. Waftiigii kasocday Wadamada Emaaraadka Carabta & Sacuudiga oo mudo Laba maalmood ah Booqasho kujoogay Bosaso ayaa Maanta kadhoofay garoonka Diyaaradaha ee boosaaso. Waxaana Garoonka kusii sagootiyey Wasiirka Maaliayadda Dr maxamed Cali Yuusuf, Wasiirk kuxigeenka xanaanada Xoolaha, Agaasimaha Guud aa Macadanta Xasan Cismaan Maxamuud, Maareeyaha Mashruuca dhismaha Garoonka Bosaso Yuusuf Maxamed Wacays, Agaasimah guud ee PIs Cisman Cabdullahi iyo Ganacsatada puntland.

<


>>Read

casho Sharaf loogu sameeyey International Vilage
Sunday, 27-05-2007

Wafdiga Ras Al-Khaimah iyo Sucuudiga oo maanta soo gaaray Boosaaso ayaa isla caawa waxaa casho sharaf ugu sameeyay Hoeel International Village ganacsatada Puntland, Casho sharaftan waxaa kaloo ka soo qayb galay Madaxwaynaha DGPL, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Maxamed Cali Yuusuf, Wasiiro kale ,Isimo, gudoomiyaga Rugta ganacsiga iyo ganacsatada waawayn ee puntland .
>>Read

<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17
NEXT>>
 
Minister of Finance Dr. Farah Ali Jama
 
 
© 2007 Ministry of Finance Puntland State of Somalia                                     
                         | mof@puntlandgov.net