State Profile | System of Government | Ministries | Map of Puntland    
Front page
News
Events
Publications
Reports
Activities
Economy
Taxation
Feedback
 

News


Agaasimayaasha Wasaaradda Maaliyadda oo kaqyb galay kulankii...
Wednesday, 22-08-2007

Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradda maaliyadda iyo Xisaabiyaha Guud ee Wasaaradda maaliyadda ayaa kaqayb galay kulankii Madaxweynaha iyo Agaasimayaasha DG puntland,
>>Read

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo booqasho ku jooga Dalka Iskutaga Emaaraadka Carabata
Sunday, 19-08-2007

Wasiirka Maaliyadda ee DG Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf ayaa waxaa uu Booqasho ku joogaa Dalka Iskutaga Emaaraadka Carabta,
>>Read

Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda oo ka qayb galay Xaflad ka dhacday Dugsiga Tababarka Xorgoble

Monday, 13-08-2007
Qardho ; Aug. 04,2007:- ku-simaha Wasiirka W/Maaliyadda ayaa ka qayb qaatay Xaflad tababar loogu soo xiraayey Ciidan gaaray ilaa 400, oo isugu jira Saraakiil, S/xigeen iyo Askarba, oo ka tirsan Ciidanka Polise-ka DGPL,kuwaas oo ka isga yimid Gobolada PL, hadana ay dib ugu laabandoonaan, xafladaan ayaa waxa ka soo qayb galay Maamulka Degmada iyo Gobolka Karkaar, Wasiiro tiro badan iyo Taliyaal waxaana ka mid ahaa :-

>>Read



Wasiirka Maaliyadda oo kamid ah Waftiga Puntland ee Jooga Muqdisho

Saturday, 04-08-2007
Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Maxamed cali Yuusufayaa kamid ah Waftiga uu hogaaminayo Madaxwenaha DG Puntland Mudane Maxamuud Muuse Xirsi,oo hada jooga Magaalada Muqdisho,

>>Read



Wasiirka Maaliyadda iyo Kuxigeenadiisa oo ka qayb galay soo dhaweynti waftiga uu hogaaminayo Madaxyenaha DFKM
Friday, 27-07-2007

Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha DFKM ee Soomaaliya Mdane C/laahi Yuusuf Axmed ayaa Saaka soo gaaray Xarunta Puntland ee Garoowe,waxna ku weheliya socdaalkiisa Xubno katirsan baarlamaanka iyo wasiirada fadaraalka Soomaaliya Madaxweynaha Iyo Waftigiisa waxaa kusoo dhaweeyey garoonka Diyaaradaha ee Garoowe
>>Read

Wasiir ku xigeenka maamulka Wasaaradda oo ka qayb qalay
Wednesday, 25-07-2007

wasiirka ku xigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda oo ka qayb galay shir logu hadlayey kagansciga daawooyinka xoolaha , doofinata iyo soo dejinta xoolaha waxaan shirkaas oo maal galeyey haya'ada VSF , shirkaan oo ka dhacay xarunta wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Bosaaso,
>>Read

wasiirka Wasaaradda Maaliayada oo qabtay shir jariid
Wednesday, 25-07-2007

Wasiirak wasaaradda Maaliyadda Dr Max'ed Cali ( Gaagaab oo maanta shir jaar'id ku qabtay xarunta qaybta booliska gobolka bari isagoo matalaya golaha xakumada kasoo oo lagu soo baldhigay makiinadii lagu daabaco lacagaha doolarka iyo shlin soomaaliga
>>Read

Wasiirka Maaliyadda ayaa kormeer ku tagay maanta Dekada bosaso

Monday, 23-07-2007
Dr Maxamed Cali Yuusuf (gaagaab) iyo Wasiir ku-xigeenka Maamulka Wasaardda Maaliyadda Yaasiin Cartan Maxamed ayaa maanta kormeer ku tageen dakadda magaalada boosaaso

>>Read



Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab ayaa ku soo laabtay magaalada Bosaaso

Sunday, 22-07-2007
Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab ayaa ku soo laabtay magaalada Bosaaso

>>Read



Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda , iyo Wasiirka W,Qorshaynta iyo Dawlad hoose oo kulan xaly layeeshay
Saturday, 21-07-2007

Wasiirka Maaliyadda ee DG Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf iyo Wasiirka Qorshaynta Puntland Cabdi Salaad Cali ayaa Magaalada Garoowe 21/7/07 kuqaabilay Wafti kasocda Ha'ayadaha UNDP oo Qaramada Midoobay u qaabilsan Hurumarinta Mashariicda, iyo ha'yada DFID,oo kamid ah Hayadaha Dowlada Ingiriiska u qaabilsan deeqaha,waxayana kawada hadleen mashaariic ay wada wadan Wasaaradaha Maaliyadda,Qorshaynta iyo Hurumarinta Haweenka Pland iyo Hayadahaas, Mashruucaan oo marka la soo gaabshao loo yaqaan ETA kaas oo Mudaba ya wadeen aqoon yahano u dhashay Puntland oo lasha qeya Wasaaradahas


>>Read

<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17
NEXT>>
 
Minister of Finance Dr. Farah Ali Jama
 
 
© 2007 Ministry of Finance Puntland State of Somalia                                     
                         | mof@puntlandgov.net