News
wafdii ka socodo world Baank oo lagu soo dhaweeye BosaasoSunday, 30-09-2007 Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Max'ed Cali Yuusuf oo maanta Wafdi ka socodo bankiga aduunka ku soo dhaweeyey Wasaaradda Maaliyadda qaybta dekadaha ee Bosaaso
>>Read
Wafti kasocda Baanka Aduunka iyo UNDP oo soogaarey Puntland, Saturday, 15-09-2007 Wafti kasocda Baanka Aduunka iyo UNDP oo soogaarey Puntland,
Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} iyo Wasiirka kaluumeysiga iyo Dakadaha Puntland saciid Maxamed Raage, ayaa Garoonka Diyaaradaha ee kanoko Kusoo dhaweeyey Wafti balaaran oo kasocda Baanka Aduunka iyo UNDP oo ay hogaamineysey Madaxa Baanka aduunka ee Soomaaliya Sabeel Salasuki, waftigaan ayaa waxay kulamo Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kula yeesheen Wasiirka Maaliyadda,
Wasiirka Kaluumeysiga,
Wasiirka Qorsheynta,
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland,
Wasiir kuxigeenka Qorsheynta,
Agaasimayaash Guud ee Maaliyadda,Agaasimaha Guud ee Qorsheynta,kuxigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowlada,Agaasima Waaxeedyadda Wasaaradda maaaliyadda iyo Aqoonyahano
>>Read
Minister of Finance Dr. Farah Ali Jama