State Profile | System of Government | Ministries | Map of Puntland    
Front page
News
Events
Publications
Reports
Activities
Economy
Taxation
Feedback
 

News


Wasiirka Maaliyadda ee Puntland ayaa maanta martiqaad u sameeyey fanaaniin uu hogaaminayo Abwaan Sangub

Thursday, 01-01-2009
Wasiirka Maaliyadda ee maamul goboleedka Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf [Gaagaab} ayaa maanta martiqaad usameeyey Koox fanaaniin ah oo uu hogaaminayo Abwaan Maxamuud C/laahi Sangub,

>>Read



Waftigii uu hogaaminayey Wasiirka Maaliyadda ee Puntland oo dib ugu soo laabtay Dalka

Sunday, 28-12-2008
Waftigii uu hogaaminyey Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf[Gaagaab} ayaa dalka dib ugu soo laabtay,

>>Read



Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Puntland ayaa waxay maanta ka ababaxeen Puntland

Wednesday, 24-12-2008
waftigaan oo isugu jira Wasiiro iyo Isimo ayaa waxay ka ababexeen Caasuumada Puntland ee Garoowe,

>>Read



Madaxda Wasaaraddda Maaliyadda

Sunday, 14-12-2008
Madaxda Wasaaradda Maaliyadda oo shaqo kujooga Garoowe.

>>Read



Madaxda Dowlada Fadaaraalka Iyo Puntland oo ka qaybgalay Xafladii Caanashubka Boqorka Daarood.

Friday, 28-11-2008
Wafti uu hogaaminayey Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo ay weheliyaan Madaxweynaha Puntland Maxamuud Muuse Xirsi iyo xubno kakala tirsan Golaha Wasiirada Puntland iyo Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay Caleema saarka Boqorka Daarood,

>>Read



Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta siweyn loogu soo dhaweeyey Caasuumada Puntland ee Garoowe,

Wednesday, 26-11-2008
Madaxweynaha DFKM ee Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyey Caasuumada Puntland ee Garoiwe,

>>Read



Madaxweynaha iyo waftiga lasocda oo maanta booqday goobo kamid ah magaalada Gaalkacyo,

Tuesday, 18-11-2008
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane Maxamuud Muuse xirsi oo ay weheliyan xubno uu kamid yahay Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf[Gaagaab}

>>Read



madaxweynaha Puntland oo booqasho ku jooga magaalada Gaalkacyo

Monday, 17-11-2008
Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Puntland Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa booqasho kuyimid magaalada Gaalkacyo.

>>Read



Shir ku saabasan wax ka badelka habka canshuuraha Furdooyinka

Wednesday, 12-11-2008
wuxuu Wasiirku Wasaaradda Maaliyadda magcaabay Guudi aqoon iyo waayo aragnimo u leh hawlaha furdooyinka kana soo tala bixiya iyo keena nidaam iyo hab canshuureed oo waafiqsan kan caalamka furdooyinka.

>>Read



DGPuntland oo heshiis lagashay Shirgad Maalgalin kusamaynasa, Garoonka iyo Dakada Boosaaso

Wednesday, 29-10-2008
Saxiixa Heshiiskan Ay Galeen Maamul Gobaledka Puntland Iyo Shirkada Looka Oo Ku Aadan Dhisida Madaarka Iyo Dakada Magaalada Bosaso, Oo ka Dhacayay Howlka Dhismaha Madarka Caalamiga Ee Badar Qaasim Aiport Ee magaalada Bosaso,

>>Read



<<PREV

Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17
NEXT>>
 
Minister of Finance Dr. Farah Ali Jama
 
 
© 2007 Ministry of Finance Puntland State of Somalia                                     
                         | mof@puntlandgov.net