State Profile | System of Government | Ministries | Map of Puntland    
Front page
News
Events
Publications
Reports
Activities
Economy
Taxation
Feedback
 

News


Wareegtooyin ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha DGPL
Wednesday, 11-03-2009

Garowe,Puntland:Waxaa maanta ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha DGPland labo wareegto lambaradoodu kala yihiin Lr05 iyo Lr06. Wareegtooyinkan ayaa ku saabsanaa hirgelinta Canshuuraha sharciyada Low 14 iyo 7aad,iyo joojinta qalabka iyo Gaadiidka Ciidan iyo Baabuurka Sarfaha ah.
>>Read

Xeer Madaxweyne
Sunday, 08-03-2009

:Waxaa maanta xafiiska Madaxweynaha ka soo baxday xeer Lrkiisu yahay 16,kuna saabsanaa Qiimaha Doollar iyo qaadista Canshuurta100%. Xeerkan ayaa ahaa qodob ka mid ah qodobadii ka soo baxay Shirkii Khamiista ee ay yeesheen golaha Xukuumadda. Hadaba xeerkani ayaa waxa uu u qornaa sidatan
>>Read

Wasiir kuxigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo bosaso kawada olole sare loogu qaadayo dakhliga

Wednesday, 25-02-2009
Wasiir kuxigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cabdi Ibraahin Warsame[CabdiQawdhan] ayaa maamlmahaan waxaa uu shirar kala duwan lalahaa Madaxda dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

>>Read



Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Faarax Cali jaamac oo guudimiye ka aha shir saake dhacay
Thursday, 05-02-2009

Shir uu gudoominayey Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Faarax cali jaamac ayaa Maanta waxaa uu ka dhacay Xaafiiska Wasiirka Maaliyadda ee ku dhexyaala ee Dakadda magaalada Boosaaso.
>>Read

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Dr Faarax Cali jaamac oo soo garay magaalada Bosaso
Tuesday, 03-02-2009

Wasiirka Maaliyadda Puntland, Dr Faarax Cali Jaamac,Af Balaar ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Boosaaso
>>Read

Wasiirka Cusub ee Maaliyada PL oo maantay horkeenay Baarlamaanka Miisaaniyada 3 Bilood ee soo socota,

Saturday, 31-01-2009
Wasiirka Wasaarada Maaliyada DGPL Dr Faarax Cali Jaamac ayaa saakay soo hordhigay Xildhibaanada Baarlamaanka PL,Miisaanniyada ku meel gaarka ah ee Sadaxda Bilood ee soo socda,

>>Read



Xaflad xilwareejin ah oo maanta ka dhacday xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe,
Thursday, 29-01-2009

Xaflad siheer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta waxay ka dhacday xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee magaalada garoowe. Xafladaas oo ay Xilka kulak ala wareegayeen Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Dr Maxamed Cali Yuusuf {Gaagaab} iyo Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland, Dr Faarax Cali Jaamac, Ayaa waxaa Xafaladaas xil wareejinta ah ka soo qaybgalay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane Dr Cabdirixmaan Maxamed Maxamuud,Xildhibaano katirsan Golaha Wakiilada Puntland, Wasiir kuxigeenkii hore ee Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Yaasiin Cartan Maxamed,
>>Read

wasiir ku xigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland. Dr cabdi ibraahin warsame

Wednesday, 28-01-2009
waxaa maanta shir ku qabtay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee magaaladda Garoowe wasiir ku xigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland,

>>Read



wasiirka waasaraada ee Puntland ayaa ka soo dagey garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso,
Wednesday, 28-01-2009

Wasiirka Wasaaradda Maaliydda ee Puntland Dr faarax Cali Jaamac ayaa waxaa uu soo gaaray magaalada Boosaaso ee DGPuntland,
>>Read

dhamaan Madaxda, howlwadeenka iyo Shaqalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo habalyo udiraya Madaxweynaha Cusub iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland loo doortay
Monday, 12-01-2009

Madaxda,Howlwadeenka iyo Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxay habalyo udirayaan Madaxweynaha Cusub kuxigeenkiisa Puntland loo doortay Mudane Dr C/rixmaan Maxamed Maxamuud, iyo Mudane Cabdisamad cali Shire,
>>Read



Pages
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17
NEXT>>
 
Minister of Finance Dr. Farah Ali Jama
 
 
© 2007 Ministry of Finance Puntland State of Somalia                                     
                         | mof@puntlandgov.net