|
|
EVENTS
|
Wasiirka Maaliyadda oo Magacaabay Guddi.. Thursday, 06-09-2007 |
Wasiirka Maaliyada Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf ayaa magacaabay Guddiyo soo diyaarsha Qoraalo kusaabsan arrimaha Maaliyadda iyo Ha'aydaha kale. Shir ay yeesheen 4/09/07 Xubnaha Wasaaradda Maaliyadda iyo Ha'adaha Dowlad Goboleedka Puntland iyo kuwa Madaxa Banaanba oo sameynta kuleh waftiga kasocda Ha'adda UNDP iyo Baanka Adduunka {WORLD BANK} waxaana kulan kaas lagu magacaabay Guddi soo diyaarinta Qoraaladda tayadda Mashruuca,waxuuna ka kooban yahay xubnaha kala ah,
1.Prof. Maxamed Saciid Samatar
2.Prof. Siciid Aaden Fardhis
3.Dr.Jaamac Xaaji Warsame
4.Dr.Baashe Cabdi Dheere
5.Dr.Cumar Xaaji Diiriye
6.Dr.Xasan Xiddig
7.Dr.C/saaq Maxamed Xasan
Maxamed Yuusuf Xoghayn
Guddigaas ayaa laga sigayaa in ay 15/09/07 keenaan Qoraalo laxariira arrimaha mashruuca
Dr.Maxamed Cali Yuusuf,
Wasiirka Maaliyadda Puntland
|
|
| Back to EVENTS |
|
|